Odayaasha soo xulaya Baarlamanka Galmudug oo la xareeyey (Daawo Sawirro)

Guddiga farsamada iyo dhismaha Maamulka Galmudug ayaa xareeyey inta badan Odayaasha laga sugayo inay soo xulaan xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Galmudug. Munaasabad lagu soo dhaweynayey Odayaasha saxiixayaasha Galmudug, isla markaana uu goobjoog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa xalay lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Wasiirka arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa Odayaasha Saxiixayaasha Galmudug … Continue reading Odayaasha soo xulaya Baarlamanka Galmudug oo la xareeyey (Daawo Sawirro)